Wariye Caan ah oo dilay Xaaskiisa kadib markii ay bixin weysay Gabaati (Daawo Sawirro)

Wariye caan ka ah dalka Hindiya kana shaqeeya Telefishin dalkaasi kuyaala ayaa lagu helay dambi ah in uu dilay xaaskiisa, kadib markii ay bixin weysay gabaati uu ka rabay in ay siiso. Dalka Hindiya ayaa dhaqan soo jireen ka ah in haweenka la guursanayo ay gabaati siiyaan raga ay xaaska u noqonaaan, waxa ayna haweenka … Continue reading Wariye Caan ah oo dilay Xaaskiisa kadib markii ay bixin weysay Gabaati (Daawo Sawirro)